waxaan raadcaynayaa wiil garanaaya waxay tahay naxariistu iyo kalgacalku,ama ujeedada laba qof ka leeyihiin inay nolol wadaagaan inta cimrigooda ka hadhay.waxaan jeclaan lahaa qofkii ii soo jawaabayaa inuu jawabta iigu soo qoro afka hooyo.
| Author | Comment | ||
|---|---|---|---|
Unregistered(d) |
GABADH GUUR DOON AH |
Lead | |
|

|||