waan idin salaamayaa dhaman umada somaliyeed gaar ahaan dhalin yarada aan halkan ku kala faa,iidaysano waxaan jeclaan lahaa in aan idin waydiiyo erayo afkeena hooyo ah oo aan isticmaalo fasiraadooda kana fiirsada jawaabta isoo waydiiya hadii ay idin ku adkato sxbyaal
1-oday 2-habar 3-aabe 4-hooyo 5-wiil 6-gabadh 7-
gaashaanqaad 8-gashaanti,,,,,
idin ku badin maayo E hadii aad kajawaabtaan kuwo kalaan idin waydiin
wabilaahi towfiiq
1-oday 2-habar 3-aabe 4-hooyo 5-wiil 6-gabadh 7-
gaashaanqaad 8-gashaanti,,,,,
idin ku badin maayo E hadii aad kajawaabtaan kuwo kalaan idin waydiin