marka waa salamn tihiin kuligiin. waxa kale oo idin sheegayaa marka hore ma is waydiiseen afka intiina badan aad ku hadlaysaan in ay dad kale iska leeyihiin, aaway afkiinii hooyo, maxa isaga ugu hadli waydeen mise waad ilowdeen.