waxaan aad ugu xirnaan jiray website-kan somalitalk.com sababtoo ahayd waxaan umaleynayey inay yihiin dad wadaado ah oo ka fiirasada waxa ay soo gudbinayaan laakiin hadda waxaa iimuuqatay aragti kale, waxaanse kutalinlahaa dadoow in laga fiirsado waxa lasoo qorayo waxaanad ogaataan waxa diintu aykutilmaanto NAMIIMYO ama umada dab laga dhex shido waa shay aad uxun maantana arinkaasi aad ayuu ufududaaday oo idaacadaha iyo jaraa'idkuba waxa ay kushaqeeyaan waa namiimyo laakiin dadow yaan lasahlan.
