waxaa raadinayaa ardadii aan isku iskuulka aan aheen waxaa lagu magacaabaa school ka banaadir hoose dhexe waxaa uu ku yaalaa labar afar xaafada hoddan marka waxaad igu caawisaan sidii aan ku helli lahaa ardeydeyda aan wada dhigan jirney school banaadir hoose dhexe
e-mailkeyga waa omarzigta@hotmail.com,shamba12@yahoo.com waa igala soo xiriiri kartaan
waa mahad san tihiin
e-mailkeyga waa omarzigta@hotmail.com,shamba12@yahoo.com waa igala soo xiriiri kartaan
waa mahad san tihiin