Walaalayaal horta marka hore shaydaanka iska naara. Wadankii dagaal baa ka socda, net-kiina cay iyo hanjabaad ayaa ka socota. War soomaaliyeey miyaan wali la daalin. War miyaanan lagu quus qaadan 11-kii sano ee aan dibad jooga ahayn oo irdihii nalaga soo xirtay. War miyaanan ku quus qaadan inta famil ee ku bur-burtay qurbaha iyo inta caruur reerkoodii iyo guryahooda gaalo ka qaadatay.
Waxaa la yaab leh waxa dagaalka keenay? Dhulkaan jubooyinka hadii ay soomaali oodhan isugu timaado ayaa dhul badan soo hari lahaa. War maxaa caqliga idinka qaaday ood aduun iyo aaqirobada ugu seegteen dhulkan anagaa leh iyo anagaa leh.
Waxaan aaminsanahay ragaan dagaal oogayaasha ah in ay ulajeedadoodu kaliya tahay sidii ay usii holcin lahaayeen dagaalka soomaaliya, iyo sidii ay uga hortagi lahaayeen dowlad KASTA oo soomaaliya ka dhalaya taasoo kaliftay cabsida ay ka qabaan in maxkamad la soo istaajiyo laguna qaado danbiyadii ay geesteen.
Dhaliil xagga SOMALITALK.COM
Waxaa la yaableh sida WEYN ee uu dagaalku usaameeyey somalitalk.com . Boggan oo lagu aqoon jiray wanaag xag walba ah hadii ay noqon lahayd dhinaca communitiga, diinta iyo dhaqanka soomaaliyeed ayaa hada si yara dadban utaageeraya Isbahaysiga SRRC iyo Xabashidaba.
Horay ayaa soomaali utiri Nin Jimce waalan raba, Qamiis ayuu soo xay-xaytaa. Boggan waxaa badatay daabacaadiisa catowga iyo probaganda-da ka soo yeeraya kooxda ITOOBIYA iyo qolyo kale oo isku sheegay in ay yihiin ururka nabada soomaaliya iwm.
Hadaba waxaan kula talin lahaa tafiftirayaasha somalitalk.com ineey boggan image-ka ka haleen oo sidoodii hore uwadaan danaha SOOMAALI-WEYN iyagoo aysan qaadin caadifaad qabiil.
rizak@www.com