Odayaasha reer Bariga wax aan ku leeyahay miyaan iduku jirin mid wax garad ah.
Sababta oo ah wax jirta in aad xirxir teen dadkii masaakiinta ee xamaa liga ka ahaa bari ama guryah dhisayey oo ubadnaa qabiilka layiraah (Jareer) iyada oo ay tahey sababo kale owgeed iyada ay badatey guurkii ay gabdhihiinu guursanayeen iyo w.m.h.