| Author | Comment | ||
|---|---|---|---|
Unregistered(d) |
Kismaayo Hadda |
Lead | |
|
2001
|
|||
Unregistered(d) |
dhuusa,mareeb kismaayo looma soo rari karo | ||
|
waxaa hubaal ah in cabdi qaasin uu dhistay maab qaldan iyo qorshe aan laga hubin in ay saxan yihiin taasoo ah in jeclaystay in dhuusamareeb loo soo raro jubaland taasina aduunka oo dhami awood uma laha in uu dhul dhaqaajiyo oo dhulkale u dhaqaajiyo xataa hadii la nabaad guuriyo qalqigii ama naflaydii ku nooleed goboladaas mar waxaan ku soo gaba gabeyn lahaa ina qaasinoow in aad can dhuuftaada dib u liqdid.
|
|||
ahmed |
ina hebal boy dagal caydiid baa soomaliya dagal ku xukumi wa | ||
|
caydiid waxuu rabay in uu soomaliya meel waliba qabsado si uu u xukumo taasna waa socan wayday marka adiga oo cayr iyo murursade ah ma adin latahy inaad soomaliya maro dagal u helaysan laakiin intii aad noogabanlahay alaylahe waad is muujisay waxaad tahy.
runtii awal waxaan isla haa dawlad beenbenta way soconysaa hadii nabad waxlugu radiyo lakiin hada habarteedbayka tahy. ahmed. |
|||
Unregistered(d) |
war maxaad tiri | ||
|
cayroow raali ahoow waxaa qasbay arintaa aad ku hadasheen haddii aad tihiin cidii iyadda ahayd .
wax walba waxay ku toosaan nabad laakiin aan is weydiine yaa dagaalka bilaabay yaase ooyinta ku danbeeyey . afeef hore lahaaw ama adkeysimo danbe lahoow. nabadeey. |
|||
Unregistered(d) |
MORGAN WAA HALYEEYGA BEESHA MAJEERTEEN | ||
|
MORGAN WAA NINKA KALIYA EEYKA GOOJIYAAN
BEESHA MAREEYXAAN IYO HAWIYE |
|||
Unregistered(d) |
MORGAN WAA NINKA MAJEERTEEN LO JECLAHE EE ILAHEY MA NAGA QAD | ||
|
WAXAAN JACLAHEY NINKE MAGALADEDAA XUREYEE EE KAREBEY HABEEYHAA IYO MACUNTA KALE EE SORACDO ANIGA WAXAAN KU DHASHE MAGALADAA KISMAYO QOFKE MORGAN AMANO WAAN JACLAHEY.
|
|||
Unregistered(d) |
CAYAARI WAA GELIN DAMBE | ||
|
Ninka is leh guryo iyo dhul rag leeyahay ayaad xoog ku hanan waxaan kuu sheegayaa inaad toobin laf ku haysid ama hal bacaad ku liseysid waayo horaa looga quustay cayaarta ama kabeebeyda aad hadda cayaareysaan.
Alla maxaa qax,dil,iyo halaak idiin dambeyn haddeydan ka toobad keenid qar iska tuurnimada aad ku jirtaan hadda. Waxayse ku dambeyso la arki doonee. |
|||
Unregistered(d) |
jawaab celinta dadka is ka hadla maala yacni | ||
|
waxaan aad ula yaabaa dad ka is ka hadla oo aan wax xigmad ah ka hadlin.weli ma arag dad somaliyeed oo caafimaad qaba kana fayow cudurada il mo adeerk ah oo ay ka mid yihiin,qabyaalada,dhul is ku laynta,xukun jaceeylka,is caaynta,is yasida,isu faanista aan meel jirin,iyo gaalo u camirka iyo arab u camirka you pple you made me sick.gaalada waxaad ku sheegtaan kufar wadna tuugsataan.arabta muslim nimo baad ku tuugsataan maxaad ugu is taagi la dihiin caga hiina?oo wadankiina nabad keliya uga dhigi la dihiin idinkoon xukun ku cararin iyo tuugsi aduunyda ah?dhamanteen waxaan nahay dad walaalo ah oo ay walaaleysay diinta islamka,marka dhul iyo xukun ha is ku leynina joojiyana ragiina iyo naagihiina isku sida u hadlaya.qab qabla yaasha dagaalka waa niman ka fekera dantooda keliya marka wakhtiga yay idinka dhumin.i m kind,thoughtfull and loving to myself and others.from daud haldhaa australia-sydne
|
|||
Unregistered(d) |
moorgan khaniiska beesha majeerteen | ||
|
khaniiska moorgan hadii kismaayo ku qabto waa wasaa.
|
|||
Unregistered(d) |
yaa iskaleh kismaayo | ||
|
Horta waa lamurmaye yaa iskaleh kismaayo ma dadka cusubee hadda degenbaa mase raggii uga soo horeyey ee horey u qabsadey baa leh.
waxaan aniga aaminsanahay dhulka asalkiisa haloo daayo haddii kale waligiin dagaal iyo cirib go'baad ku jireysaan cabdiqaasin baa iskale iyo moorgan baa isleh ayay ku dhamaadeen dhaan raacii habowsanaa. u daaya dhulka indiggenous-ka asalka u lahaa si loo soo afjaro hamiga beenta ah. |
|||