| Author | Comment | ||
|---|---|---|---|
Unregistered(d) |
PUNTLAND POLICY |
Lead | |
|
Maxaynoo xal ah??? ma is dirirnaa oo is diiranaa sidii tii Xamar...
|
|||
Unregistered(d) |
Pl policy | ||
|
Xalku waa wada hadal...
|
|||
Unregistered(d) |
Puntland | ||
|
Intaanu fiirinayno reer hebel, Abdullahi Yusuf iyo Morgan, waraabuhu ha ina laysto. Soddonkii sano ee ugu dambeeyey, reer puntland sagxadda ayay dhulka ku hayeen. haddaanu hadda wax garan, morgaan sida dhaamaynaa.
|
|||
Unregistered(d) |
suaal | ||
|
Reer Puntland haday run sheegi ha iga saraan Kismaayo. Illeen way ogyihiin Kismayo inay yayaga leeyihiin.
|
|||
Unregistered(d) |
guamaysi diid | ||
|
waxan u jawaabayaa ssd waxaan keliay oo dhehayaa taariikhda soomaaliya dib ugu laabo, waxaad ku hadlaysaa sidii dadka u adeega gumaystayaasha ay ku hadlijoreen berigii gumeysigii hore.
waxaan akhriyaayey taariikh kuqoran calinuur.somalitalk.com/ oo muujineysa sida rasmiga ah. taas inta ad eegtid markas markale soojawaab. waxaadna ku xisaabtantaa in soomaalidu aysan waxba kala ahayn, kismaayo ay tahay magaalo soomalai oo dhibaatada ay abuureen gumesigii hore iyo worloodska cusibi laga bixidoono. bal car taas waxkadheh haku meeraalaysay waxaan sheegtaye |
|||
Unregistered(d) |
Jawaab ku celin ayaan | ||
|
Na waxaad ii sheegtay Majeerteen inaan kahaysto dhulkoodii,
hadee soo socdaan, hadee sirtaad noo sheeg kuma'aanan oran,mid deeda kale,nimanka majeerteen dhimashada waynecebyihiin. Marka sidaas daraateed ayaan u fasaxnay dumarkooda inay hadlaan. Ee waxaan go'aan inoo ah koortay Kismaayo qabsadaan. by Badmaaxa Kismaayo. |
|||
Unregistered(d) |
Jawaab ku celin Yaska | ||
|
waryaa yaska ma waxaad modey inuu majeerteen marna Kismaayo ku soo ladantoonin. War goortey ahaataba mar waa la idinka saari doonaa Kismaayo. Majeerteen ama xabashi soo gexeysay ama keligii imaay waa tii la idinka saaraa Kismaayo. War heedhe gaajo baa Kismaayo idin heysey miyaa? Kismaayo marka hore waa la idin baneeyey wayo waxaad eheedeen dad ay gaajo iyo oon u heysey Kismaayo. Marka hadda markey xeebta dabeesheed idin soo martey mi yuu hadal idinka soo baxay. Walle maanta waxaad cadeyseen inaad Kismaayo u oomaneydeen wayo waxaan u jeedaa sida aad ugu dhadhabeysaan. Yaahuudiin haku qalallina magaalada dad baa dhistee. War makaa ledahay nimanka majeerteen gerida wey necebyihiin hadaba ma Ilkayar baa ka geesisan? Haddaba haduu majeerteen geesi yahay iyo haddii kaleba waa tuu dabada carada idinkaga shubi jiray.
by TALIYE |
|||
Unregistered(d) |
kismaayo | ||
|
kismaayo ninkii haysta oo amxaaro iyo gaalo ka xoreystaa iska leh
|
|||
Unregistered(d) |
kismaayo | ||
|
Asalaam caleeykum wr/ wb.
war heedhaya Kismaayo soomaali baa leh waa ina deeqdaaye maad iska deeysaan af xumada iyo qabiil hebel baa leh ? miyeeydaan weli soo baraarugin? miyeeydaan weli bislaan? miyeeydaan weli caqliyeesan? miyeeydan weli qurbaha ku ? miyeeydan weli dooneyn dhulkeenii hooyo ee macaanka badnaa oon lagu oraneeyn maxaa kaa keenay dhulkaagii hooyo? marka dhalinyarooy caqliyeeysta ee cayda ha isaga dhameeynina waqtigaan gaaban ee dunidaba aan joogno ileyn aduunkan marti beeynu ka nahee yeeynaan ku dhameeysan dagaal aan loo baahney , midab takoor af- lagaado iyo war xumo tashiil ee usoo noqda ilaahigiin idiin qalqay sababtoo ah markii laga hadlo xaqiiqda GURIGEEYNII RUNTA AHAA WAA GOD MADOOW EE AAN KU DADAALNO SIDAAN U NUURIN LAHEYN .MACSALAAMA |
|||
Unregistered(d) |
Somaliya oo dhan somali baa leh.... | ||
|
Aduunka nimanki baa qaribay...Kismaayo ka ma laha ee kan aa leh intaad ku heeyseen baad aduun qaribteen ...Dhulka Kismaayo la dhaho ma Majeerteen baa ku qoran...uma maleeynaaya...waa dhul ilaahay...somaliya oo dhan somali baa leh...qof walbana meel alle meeshuu rabo haa ka dago..isagoo xor ah oo la dhibin...maxaaba keenay anaa meeshan leh ee adiga ma lihid...
|
|||
Unregistered(d) |
waxaan ujawaabayaa qofta isu tilmaantay taliye | ||
|
taliye waan kuslamay
taliye salaan kadib hadalkaaga wuxuu iila ekaaday hadal dumar laakiin hal eray ayaan kaawaaninaya waa eraygaasee ereyga ILKAYAR inkastoo aan jecleyn inaan kuujawaabo maadaama aad tahay dumar aniga ragaaga ayaanan naagaha ka'aqoon oo aan quursadaa macadahlaahi adigoo dumara. Waan maqlay ayaantaan markay ragii harti howlgab noqdeen in dumarkoodii soo tafa xeyteen dhib malaha adinka dumarkaa isukaaya keena waan wada cayaareynaayee waliba banaanka GOOB-WEYN BY: CADAABANE IYO JOOQLE HARTI DHABE |
|||
Unregistered(d) |
jawaabcelin | ||
|
waxaan rabay inaan ujawaab celiyo naagta tiri waxaan ahay taliye ,inkastoolaygaga hormaray gabadha waxaan dhihi lahaa naa rag kale malehide mareexaan isu dhiib.aaaah by harti dhabe 37ka cabdi shire ayaa ku yaqaan iyo luubaan waxaan umalaynaayaa waad garanaysaa hadaa ree kismaayo tahay.XUSuuso SOMALI STAR LAAKIIN ILMADOOW AYAATIHIIN WAA LAYDIIN TURI
|
|||