| Author | Comment | ||
|---|---|---|---|
Unregistered(d) |
Kismaayo Open Forum |
Lead | |
|
Your comment, news and info relating to Kismayo.
|
|||
Unregistered(d) |
lknnklnlkj | ||
|
mb v.,jhvhgjubhlkjhn
|
|||
Unregistered(d) |
maxaa hor taagan dawladda carta.. | ||
|
Dawladu ilaa ay cadaalad muujiso cidi aaminimayso...
kismaayo cayrka kasaarto...carigiini ulaabta kujiraahdo C/qasim |
|||
Unregistered(d) |
kismayo waxaa leh marexaaan!!!! not ceyr | ||
|
dadkiinan ku mar marsiyonaya TNG iyo ceyr ayaa heyto kismayo. waxaa heyto mareexan oo barre hiirale wato madiideno cawimaad majeerten dawadhilifba wuxuu wataa ethopian iyo raxanweyn so hadii aadtihiin rex dadka iskacesha oo waataa kismayo oo mayo dhaha oo sidii nagaha meelaha hadallafadhiya.
Geesigii mareexan viva!!!! |
|||
Unregistered(d) |
Kismayo yaleh. | ||
|
Kismayo waxaa leh dadweynaha la magac baxay Puntland. Mareexaan dhulkoodii ayey kajahwareeren marka lalamid dhigay dad weynaha kale.
|
|||
Unregistered(d) |
ujaabid halyeyga mareexaan | ||
|
marka hore reer iska dhan magocooda ha cebayn, mareexaan waa qabiil Ilaahay uumay oo kamida soomaalida, qabiilku cidkasta ayuu yeelankaraa.
tankale ha abuurin xumaan iyo colaad iyo nacayb, ilaaha ku abuuray kacabso, kabaq, dibna isugu noqo. tankale ehelkaaga kahar lajeclow, walaalahaa nabad lajeclaw. Wanaaga katali, noqo nabad horseede, noqo wanaag sheege, maanta marka aad makhaayada ama meesha lagu sheekaysto tagtid ama aad qof lahadashid u sheeg wax wanaag ah, ilaaha u toobadkeen. geesi waxaa ah qofkii xaqa ku dhiirada. Fulay waxaa ah qofkii qofkale ugu kaalmeeya xaqdaro isagoo muska dabada gashanaaya - muska waagii hore weeye, ee malaha hadda waxaan dhehilahay internetka dabada ku dhuumanayaa. Nasteexo ayaan hadalkaas kuu leeyahay, qabiilooyinka aad xustay midna ma ahi, laakiin ehelnimo islaam ayaa lagayaabaa in aan wadaagno iyada ayaana kaaga qiimabadan dabagalka iyo u riyaaqa qabiil ama koox aan la ogeyn waxa ay kuwa kale kula dagaalamayaan. Waa kukaas ee maxaad halkaas kudari |
|||
Unregistered(d) |
Jawaab | ||
|
Waxaad noo sheegtaa dowlada cadaalada cadaalada bixinayso. iyo wadankee ku bixinayso. Mase inta waxaa umooday Djabouti. Mase dowladayda ee Somaliland. Mase dowlada ugu weyn ee la magac baxday Puntland mase dhalinyarada u adkeysan weyday xilliga Winterka oo hab ee xoolo ku raad sadaan waayey. Noo soo cadey.
|
|||
Unregistered(d) |
Jawaab | ||
|
saciid sudan inkasta oo lagayaabo in aan shekada dhexda kasoogalay, hadana waxaan u malaynayaa caddaalad waa xaqa oo sida uu yahay loo oogo iyadoo aan qofna xaqdaro lasaarin
|
|||
Unregistered(d) |
kismaayo ma garbahaareey baad mooday | ||
|
kismaayo waa dhul ceyr baa iskaleh, hooyadaa ***.
waa kan kismaayo kugu hayo, kuuna qabtay maxaa warkaa kaa keenay doofaaraa ku dhashee. qandho fildaran qaadee |
|||
Unregistered(d) |
wasaq | ||
|
waryaa maxaad ka wadaa waxaan?
|
|||
Unregistered(d) |
kismaayo | ||
|
Ninka ku doodaya geesi mareexaan iyo kismaayo,
|
|||
hagardiid |
Dagaal la soo mar walina waa larabaa. | ||
|
waqti dheer baa dagaal ka socdey Somaliya, maantana uma baahnin dagaal. Majeerteen iyo Marreexaan ha heshiiyeen. waana in ay iska daayaan dadka kale oo ay isu Soo ka xeysanayaan. Waxaan aaminsanaa in Labadaas reer heshiin doonaan Haddii C/llahi yusuf La eryey,nasiib darro dagaalka Cusboonaadey ayuu bilaabey si uu majeerteen ugu yiraahdo Cadow baan diriraynaa oo Kismaayo ha laga Fakaro,isaga oo raba in uu ku sii raago Kursiga Xaqddarada uu ku haysto.
Anigu Daarood baan ahey labadaas reer midna maahi,balse Raalli kama ihi sida ay isu necebyihiin labada reer oo Daarood ugu Xoogga badan isuguna laynayaan dadka walaalaha ah. waqtigan oo itoopia rabto in ay somaliya qabsato waa in aan iska illownaa Colaadda dhexdeenna. Tan kale Moorgan iyo Barre hiiraalle waa labo Nin oo isku guri Ku soo korey waana nin iyo seeddigiis maxey tahey sabata ay isga horkeenayaan dhallinyaro aan waxaba galabsan? Tan kale waxaan idiin sheegayaa in C/llahi yusuf Jaajuusnimo u bilaabey 1964. illaa haddana yahey nin daacad u ah xabashida(itobia) Haddaba si xabshidu u C/laahi u bad-baadisso waxey bilowdey dagaalkan ku ka dhacaya J/dhexe. Haddaba dagaalkan ma noqon doono mid itobia sii wadi doonto ilaa kismaayo lakiin waa mid ay rabto in C/llahi yusuf uu sii ahysto Jagadiisa si uu Danaheeda ugu fuliyo dadkiisana . Dhallinyarada Halkan isku caayeyeso waa in ay joojiyaan Ceyda. mahad-sannidin |
|||
Unregistered(d) |
Waxaad ka heshaan wax heyga siinina kablalax | ||
|
Waxaad ka Heshaan wax heyga siinina , isgaashaanbuureysiga aad wadaan, oo uu hormuudka u yahay raysul wasaaro isku sheega cali khaliif galeyr, oo ku doonayesaana ama aaad u middowdeen dulmiga , aad rabtaan inaad ku gumaaadaan mareexaan.
waxaan iddin sheegayaa adkeysi inaad lahaataan. |
|||
Unregistered(d) |
Majeerteen waa Xabashi | ||
|
Majeerteen waa xabashi ee la iska jiro, waataa maantaba ay caddeysteen oo Amxaaro soo kaxeysteen.
|
|||
Unregistered(d) |
Waa billaa Mareexaan oo waa bilaa Ceyr | ||
|
dadkiinaan ku tartamaayo Kismaayo waxaa idin roon inaad iska dhaaftaan wayo Kismaayo ma'ahan Balad Weyne oo ma'ahan Gedo. Kismaayo rag baa leh waadna taqaannaan raga iska leh ee waxaan idin dhihi lahaa isku daalinina waya Kimaayo rageedii baa u imaani doonaa. Idinkoo folxun baa ka bixi doontaan. Kismaayo Marexaan iyo Ceyr wax u yaala malahan. Alla Ceyr iyo Mareexaan intaad Kismaayo joogtaan yaraa.
Halyeygii Majeerteen wuu soo socdaa! |
|||
Unregistered(d) |
Jawaab ku celin ayaan. | ||
|
Horta hore nimanka majeerteen layiraahdo dhimashada waynecebyihiin,sidaas daraadeed ayaan ufasaxnay kabdhohooda inay hadlaan. mideeda kale nacnac badan oo gabar ku hadashay maxaytari,ee waxay wax tari Ayaanay markaad rag dhulkooda hanan kara latimaatid. Hadee waan is arkeena waxaad naga qaadaan.
by badmaaxa Kismaayo. |
|||
Unregistered(d) |
Booto badanaa! | ||
|
war hoy willkagaan lagac baxay badmaaxa Kismaayo waxaad badmaaxnima iska dheh ma'ahane walabartaa. Waxaan Umaleynaya wataqaan ragga loo bixiyey badmaxiinta Kismaayo. horta hadaad tahay ceyr hawargidir oo dhan baa waxnaga qaadi waysey ee sideed ugu figirtey iney ceyr keli kismaayo wax kaqab karto. Hadaad tahay Mareexana, mareexaan 21tan sano ayuu ahaa dowlad didaan uwad neyna wataan dabagedinay oo hada waxnaa buuraha isla saartaan ba meesh kuma heysaan. Intaad Ceyr soo kexeysateen baa marka kismaayo la'idin baneeyey baad hada waxaad dadka bareysaan inaad kismaayo xoog ku qabsateen. Hadana waaban idinjeedaa inaad isku heysataan wayo tuugo weligoodba markey wax xadaan bay isku dagaali jireen marka waxaan idinkala yaabna baawa iska yar. Mareexaan horta yuu isku hadlinba waayo 21kii sano oo uu dowlada ahaaba haduu Majeerteen waxka qaban waayey hadaa oo kasii daran yahayna iskaba daa. Kimankii ragga ahaa oo kismaayo idin baneeyey markii hore inteydan idin ku imaan isaga baxa. Ceyr weytaqaan Burco iyo meeshey katimid Mareexaana wuu yaqaan geelisii marka xeebta Kismaayo yey idin beensheegin ragbaa lehee.
|
|||
Unregistered(d) |
Booto badanaa! | ||
|
war hoy willkagaan lamagac baxay badmaaxa Kismaayo waxaad badmaaxnima iska dheh ma'ahane walabartaa. Waxaan Umaleynaya wataqaan ragga loo bixiyey badmaxiinta Kismaayo. horta hadaad tahay ceyr hawargidir oo dhan baa waxnaga qaadi waysey ee sideed ugu figirtey iney ceyr keli kismaayo wax kaqab karto. Hadaad tahay Mareexana, mareexaan 21tan sano ayuu ahaa dowlad didaan uwad neyna wataan dabagedinay oo hada waxnaa buuraha isla saartaan ba meesh kuma heysaan. Intaad Ceyr soo kexeysateen baa marka kismaayo la'idin baneeyey baad hada waxaad dadka bareysaan inaad kismaayo xoog ku qabsateen. Hadana waaban idinjeedaa inaad isku heysataan wayo tuugo weligoodba markey wax xadaan bay isku dagaali jireen marka waxaan idinkala yaabna baawa iska yar. Mareexaan horta yuu isku hadlinba waayo 21kii sano oo uu dowlada ahaaba haduu Majeerteen waxka qaban waayey hadaa oo kasii daran yahayna iskaba daa. Kimankii ragga ahaa oo kismaayo idin baneeyey markii hore inteydan idin ku imaan isaga baxa. Ceyr weytaqaan Burco iyo meeshey katimid Mareexaana wuu yaqaan geelisii marka xeebta Kismaayo yey idin beensheegin ragbaa lehee. Adiga ninka ragaa isku sheegaayo gabdhaha Majeerteen wexey qabtaan maqaban kartaan marka rageena iney idinla ceytamaan looma baahna. waayo gabdhihii beydan iska celin karin.
|
|||
Unregistered(d) |
Jawaab ku celin ninka lamagac baxay Majeerteen @#%$ | ||
|
Waryaa willkaagan la magac baxay Majeerteen *** horta ma leedahay kaganimada aad ku wasi laheed Majeerteen ilaa ninka markuu nin raga yahay buu wax wasaaye. Hadaad tahay nin rag ah afxumadaa kuma aad hada sheen. Waaa yaqaan khaniisiinta sidaado kale ah sida loo edbiyo. Ninka ragga ah markuu rabo inuu ficil qabto sida dumrkoo kale melaha kuma nac nac leyo. Intaad leeday wax baan wasey yaanan adiga un lagu wasin. Majeerteen inaad wasto iska daaye magaciisa keli baad ka baqeysa. Majeerteen waxaad u ceyneyso raga nimadoo baad gaari weysey marka qaraar baa kaahayo.
|
|||
Unregistered(d) |
WAAD RUNTAA. | ||
|
Waxaa meeshaas kacadaatay inay Majerteen saa u hadashey inay u hadlaan.
War nin kibir badan anagaa u talino, majeerteen kibirkooda daraatiis yey isku jeestaan. Nin kibir badane ha ku quusqaato sida majeerteen ay ukala yaalaan. Ee maxaa kala haysaa aan af ahyn maanta illeen bari ma'ogi yee! |
|||
Unregistered(d) |
Jawaab ku celin badmaax ku sheega Mareexaan | ||
|
War hoy aan wax kuu sheego hadaad isleedahay Majeerteen wuu kibir badanyehee aan utalino si uu kibitkiisa u baaba'o 21tankii sano uu dawlad ku sheegta ahaa ayuu majeerteen kibirkiisa jewi lahaa marka hada oo add jabhad xun tihiin wax hawa yaraatee oo aad Majeerteen kaqaadeysaan malahan. Majeerteen kibirka wuu u dhashay aqli iyo awood uu ku darsadeyna Illaah baa siiyey marka hadaad dooneysaan inaad nimakaa la tartantaan idinkoo geelley xun ah oo weliba shalley dowdkii ka soo baxay waxaan indin leeyahay ha isku daalinina. Majeerteen kibirkisa marna majebin kartaan. Majeerteen wax u taliya baa badane ilka yar oo weliba geelley ah uma talineyso.
Majeerteen ha noolado oo ilka yar ha edbiyo. |
|||