Aarbore
Unregistered User
(7/31/01 3:03:05 am)
Reply
Howsha Puntiyiinta utaal!!!
Waxaan Qabaa, in wax aan isku amaanaa ay yartahay , hadaaan waaqa hortiis u hadlayno,
ceebbaa ka taaagan puntiland, Askartii oo xukunkii jeclaysatay, iyo golaha odayaasha oo aan si
joogta ah u shaqayn ,(oo lasoo daahaya go,aamadooda), iyo dhalinyaradii kaba maqan wadankii
(oo maxaa layiri ka akhridaan propagaando xamar laga soo qoro).
waxay ila tahay, in :
-dastuurka waxlaga bedelo, cabdulahi ama ninkii booskiisa joogaa lagu magacaabo RAIISAL
WASAARE, golaha boqoradana dhexdooda lagasoo doorto MADAHWEYNE, kaasoo ciidamada iyo
maxkamada sare ay toos u hoos yimaadaan.
-in si rasmi ah loo fariisiyo, loona dhiso qasri ay golaha boqoradu leeyihiin.
-in la furo xisbiyo siyaasi ah inta aan dooraho la galin.
-in waqtiga haatana cabdulahi loogu daro halsano.
- iyo kuwo kale
WASALAAM
Aarbore
