waa lama huran Col. C/llahi yusuf maxayeelay ilaa 1970.... meeyadii ayuu udagaalamayay xoriyada ree puntland iyo say unoqon lahaayeen madax weyne isagoo kasoo horjeeday dowladii kaliged taliska ahayd wana lama huran in la doorto maxayeelay waxa uu dugaagii ka difaacay mudadii generalkii waalna iyo qabiil kii su rabay ina ay utaliyan somaliya "DAGALKII GALKACYO NINKAA XASUSTAA XASUUSTEE" marka waa nagu qasab inaa doorano Col :cabdulahi isaga ayana madax wayne somaliya unoqon doona insha allah.................
thank u 4 your reading .
