Asalaamu calaykum walaalayaan salaan qiimo badan iga gudoma dhamaantiin salaan kadib walaalayaan Puntland waxay u baahan tahay dadkeeda aqoonta leh marka dadkeeda aqoonta leh ee dibadaha iska nool waxan ku guubaabin lahaa in ay wax taraan wax tarku maaha dhaqaan ee waxay u baahan tahay caqli wax tarkaagu intuu doono ha le kaado
aqoon ba ha ugu waynaatee
aqoon ba ha ugu waynaatee
