caddulaahi yuusuf ma noqonka raa in uu noqdo daxaweynadah somaliya jawaabtu waa maya inikan nithiopanka xidhiidh lale ma u noqon doono maxadweyne waayo haduu doono dhulkuu gadan somali miyaa laga waayey nin daacad ah oo diinta ku dhaqa shacigana yaqaan. ragan qabqablayaasha oo labataneeyo sano u dagaalamaayey in uu kursi ku fadhiisto miyaad larabaa in uu wadan dhan xukumo oo maamulo waar ragan dadkiina gadaanyaa iyo dhulkiina miyaad daacad laga sugaayaa somaliya waa ugu yaraan 8milyan ee intaas oo qof maa laga waayey nin dacad oo maamula dadweynu may gartaan iyagu oo ragan iska qabtaa. kaasu wuxuu ahaa inikii daacada
