:Asalaamu calaykum
walaal qiimo badan kadib abaayo waxaa tahay gabar somaliyeed dumarkana waxaa lagu yaqaanay waligood meel kasta oo ay joogaan in aysan dagaal oogayaal noqon ama wax yaalo noocaan oo kale ah ka shaqayn sida aad ula socoto somali arin murugo leh ayaa haysata aad ayaana loo kala fogaaday waxaad ka mid ahayd dadkii dadkaa kala fogaaday isku soo celin lahaa ee adigii ayaa xumaan sii abuuraya teeda kale dadka reer puntland qalad ayaad ka fahantaye dad aad u fiican weeye waxaana laga yaabaa in aad naag u noqotid in kastoo hada sidaa la isku guursan sidii loo kala fogaadayba qaas ahaan ay wiilasha reer puntland ay ka cararaad gabdhaha adigoo kale ah oo ficradahaan aaminsan ,, marka abaayo waxaan ku oran lahaa oo iga talo ah in aan maadaama aad gabar tahay waxaan aysan kuu fiicnayn in aan gaso siyaasad markaa iska daa taasna waa waxa somaliya qaribay markii xitaa gabdhihii siyaasada galeen........ hadii aan wax xun oo aan ka xumaaato ku iri iga raali ahow