Waxaad arkaysaa in siyaasiyiinta uun ay siyaasada cayrsanayaan, halka dadka shacabka ah ay dantooda horumarkooda ka talinayaan.
hadaba maxaa lagudboon siyaasiyiinta. in ay iska ilaaliyaan wixii aan u cuntamayn shacabka illeyn hadii kale cid dooranaysa majiraane.
Reer puntland waa dad hada muujiyey in lagu daydo, Ilaahna ha u siyaadiyo wanaaga, siyaasiyiintana Ilaah diinta hakusoo hadeeyo.
Puntlander1.
