waa yaab dadka soomaaliya ku nool dhamana waa dad wada jaanjana ah laakin waxaaba ugu sii daran kuwaa gobalada bari degan oo eyagu xukunku madaxa ka maray, malaha dalkaa eyagaan u deynaa. mayee walee. 70 yadee waxa dhici jirtay in nin majeerteen ah uu inta soo tago iska soo sharaxo koofuta.maatna taasi dhici mee mar danbe. walaayaal hadii aad dhibka dayweysaan gobaldaa saxara ah ee dalka ka degantihiin ayaa la inku horaa.
