waxaan baafinayaa wiil la yiraahdo cabdiqani Qorane maxamed oo ah cumar maxamuud wuxuu ka sii yahey maxamed cumar. markii iigu wardanbeysey wuxuu joogey denimark. waxaana la igu yiri wuxuu joogaa boosaaso ee hadii aad gareneysid waxaa igala soo xiriirtaa Fowsiyas@hotmail.com. aad ayaa u mahadsantihiin