Sabab?
Yaadan ub dooranlahayd Puntland?
Sabab?
Be fair! Please!
| Author | Comment | ||
|---|---|---|---|
Unregistered(d) |
Yaad U doorasnlahay Puntland |
Lead | |
|
Yaad u dooranlahayd Puntland?
Sabab? Yaadan ub dooranlahayd Puntland? Sabab? Be fair! Please! |
|||
Unregistered(d) |
waxaan udooran | ||
|
C/laahi yusuf ahmed baan udooranaynaa
|
|||
mahdi |
............ | ||
|
who ever will do good thing for the people......i am with that........no matter what qabiil.....
|
|||
Unregistered(d) |
waxaan udooran | ||
|
Aniga oo ku dhashay dalka somalia gaar ahan puntland-
Gobolka nugaal waxaan udooran lahaa madax waynihii- Hore oo xukumay puntland kaasoo ahaa - MR'c/laahi yuusuf ahmed magac laga maskine isagoo ah- Nin qabiiliya kana dhashay qabiilka ugu badan gobolada- la isku dhaho puntland gobolkasoo ah mudug- Hadaba nin kii dooran lahaa & ninkii dooran lahaaba- Isaga ayaa ah madaxwaynaha puntland ahaanayana- Waligiis loona joojin maayo caada qaate iyo carta raace- Saas ayaan idin sheegayaa laan gaab yaashow waxaa- Idin xuku mayaa waa c/laahi yusuf ahmed ee ogaada |
|||
Unregistered(d) |
Madaxweyne cusub haloo doorto Puntland | ||
|
Anigu waxaan u dooran lahaa nin daacada oo ka dhashay Warsangali, sababtoo ah Majeerteen waligood madaxnimo ku heshiin maayaan waxayna goob walba la iman "kanaa reer FULAANA iyo kanaa INA BOQORAH" sheekadaasuna mid wadan hogaamin karta maaha waayo horaa guul looga gaari waayey???
Madaxweynahii ugu wanaagsanaa ayaa Puntland ka talin doona HADDII LADOORTO WARSANGALI AMA DHULBAHANTE CADE. WAANA IN LAGA TANASULAA BURCADA ISIMADA ISKU SHEEGAYA EE PUNTLAND QARIBAY. |
|||
Unregistered(d) |
ra'yi dhiibasho | ||
|
Puntland oo ah dawladgoled soomaaliyeed ayaa maanta waxay maraysaa marxalad dib loogu soo doranayo maamul cusub ooo dadka u horseeda jawi bedela kii hore ku dhssan caddalad iyo sinnaan.
Anigoo marka dhiibanaya fikradaeyda shakhsi ahaaneed ee ku aadan su;aaasha ah "yaad u dooran lahayd PuntLand" waxan leeyahay in kastoo aanan aqoon buuxda u lahayn backgroundka dadka isu soo sharaxay xilka madaxtinimada PuntLand ayaan waxaan u dooran lahaa qof leh aqoon sare dadka iyo dalkana aan ka gelin danbi isla markaana wax ka qaban kara umada masiirkeeda isla ma kaasna aqoonnsan haybada isimada iyo kana danbeeya diidmadooda iiyo rabitankooda.wa billaahi tawfiiq. |
|||
Unregistered(d) |
waxaan u dooran lahaa puntland | ||
|
waxaan ahay gabadh u dhalatay reer puntlan
waxaan fikrad ahaan kadhihilahaa ama u dooranlahaa puntland ninleh calamadahan soosocda: 1: ehlusalaad 2:iimaanleh 3:daacad u ah wadankiisa iyo dadkiisa 4:qabyaalad anan aqoon 5:alaah subxaana watacalaa kacabsada oo si dhab ah uga cabsada oo ka xariman wacxa diinta ay ka xarintay qofkasta oo muslim ah wabilaahi towfiiq. wasalaamu caleykum warax matulaahi wabarakaatuh. |
|||
ahmed |
aniga | ||
|
aniga hala idoorto
|
|||
Unregistered(d) |
yaa uciidan ah odaga | ||
|
waxan marka hore lahadlayaa ninka garowe ku qortay ooraba in ladoorto C/hi aniga waan kulaqabaa, laakiin hadii marlabaad ladoorto soo hadana buurtii boosaaso lasoo saarimaayo yaakaqabanaaya kuwiibaas oo ebel ba buurtii cal boosaaso soosaaray odaga weenaaday, ya uciidan ah markale.
marka naga daaya tabar umahaynee nin hadba buur lakorsiinaayo, aniga waxay ila tahay in ladoorto nin aan korsiin karno buurta c/lahi lakorsiiyey hadii uu bari is waalo sidii c/lahi |
|||
Unregistered(d) |
yaad u dooralahad mgp | ||
|
WAXAAN U DOORAN LAHAA NIN LASOCDA MARXALADA AY SOOMAALIYA MARAYSO, WAXANA LAQEYBSAN KARA SHADAADIINTA KU DAGAALAMAYSA XUKUNKA.
WAXAANA U MALEYNAYAA SHADAANKA LA HOR GEENKARO INUU YAHAY COL.ABDULLAAHI LAAKIIN JAAMAC WAA NIN AAN LASOCON KARIN KUWAKALE JEEBKANA LAGU QAADANKARO SIDA HADA LOOGU SITO OO XAMAR AY LACAGTA AAN KA SOCON XAMAR LARABO IN PUNTLAND LAGU SOCOD SIIYO TAAS BAANA MARKHAATI U AH INUU YAHAY NIN JEEBKA CARTA KU JIRI.(LACAGTA XAMAR KA TIMI WAXAY KOR U QAADAY NOLOSHII UMMADA KU NOOL DHULKAAS) COL. SHAYDAAN CABDULLAAHI INTAAS OO DHAN WUU KA SAREEYAA OO KAMA YEELEEN. |
|||
Unregistered(d) |
WAR CALI SALEEBAAN SANDAKA HA LAGU DAYO | ||
|
ANIGOO U DHASHAY BEESHA CALI SALEEBAAN WAXAAN HALKA KA LEEYHAY IN SANADAKA CALI SALEEBAAN LOO DHIIBO XUKUNKA IYO HOOGAANKA DOWLAD GOBALEEDKA PUNTALND SABAB TOO AH DADKA MAXUUD SALEEBAANKA AHI WAX AY WADAN KU UQABANAYAAN MA JIRTO SABAB TOO AH WAA WADA DANYSTAYAAL KU DANAYSANAYA XUKUNKAAS OO U KU AAD MOODO INAY DHAMAANTOOD AY DOWLAD AMA DADA DANO KHAAS AH WATA AAD MOODO MARKA WAXAAN LA JECLAAN LAHAA INA SANADKA LAGU FIIRIYO CALI SALEEBAAN XUKUNKA IYO HOGAAMKA WAXAAN HUBAA IN AY WADANKA AY NABAD IYO BARWAQO AY KU SIMI LAHAAYEEN AYAAN AAMINSANAHAY
|
|||
Unregistered(d) |
SU'AAL | ||
|
WAR CALI SALEEBAAN YAA WAA YE,MA WAXAY LA DHASHEEN HARTI OR DAROOD.
|
|||
Unregistered(d) |
waxaan dooran lahaa nin diinta waxka yaqaan | ||
|
assalamu calaykum
salaan kadib waxaan u dooran lahaa puntland nin diinta wax ka yaqaan oo nagu xukuma waxaana u malaynayaa inuu ninka hadda hogaanka haya uu ugu dhaw yahay. col.cabdulahi yusuf waa nin digtator ah oo raba inuu kaligii taliyo marka anaga uma baahnin nin kaligii taliya ah waxna nagu soo siyaadin karin. marka jaamac wax dhaama majiraan asagaa hada aad u maleysaa inuu yahay kan ugu dooroon marka waxaanu dhaheynaa jaamacow hanoqon sidi kii kaa horeeyey ee dadka wax ka maqal aaamiin. wabillahi tawfiiq |
|||
Unregistered(d) |
nin ilaah ka cabsada ha loo dhiibo | ||
|
waa nin aan qabiil aqoon ,sifadaas ma laha cabdillaahi yuusuf,waa nin caadifadayste ah oo kala xigsada ilma adeertiis bah bah xataa u kala xigsada,waxaa kuu muujinaya shirkii qardhood oo uu ku khilaafay maxamad abshir oo la doortay ayuu isku magacaabay guddoomiyaha ssdf,ayadoo xaaladaas aad u adag taagan tahay oo ah arrin aan majeerteen hore usoo marin ayy maangaabnimadiisa iyo qabyaaladiisa wuxuu u magacaabay ku xiggeenkiisa gaagaab oo ay afar oday kala tirsadaan aaway u madii majeerteen oo dhan,haddana wadadii buu hayaa ,habar jeclooy muuse wakaa
|
|||
Unregistered(d) |
MAXAA XASAN ABSHIR RABAA | ||
|
Waar muxuu ka soo doonayaa Xasan Abshir Boosaaso. In shakhsi noocaas ah dalka loo ogolaado ma aha. Haddii uu tago waxa ay keeni doontaa burbur kii hore ka wayn. Waa shakhsi daciif ah, ceeb iyo magac xumo ayuu caan ku yahay. |
|||
Unregistered(d) |
Putland yaa loo doortaa? | ||
|
Daaroodow!
Talo aan idin siiyo. Waxaad tihiin dad madax-adag gaa'ahaan Majeerteen. Waxaad rabtaan inaad xukunn isku dishaan, soomalina u talisaan! waa yaab. Hadaba haddii sidaa dawo ku jirto waar talada u dhiibta nin sharaf leh oo soomali iska dhex-arki karto. Ninkaasi wuu idinka mid. Indhahiinuse way dul marayaan. Aan shaaca ka qaadee ninkaasi waa Cabdirasaq Xaji Xuseen oo dalka magac iyo maamus ku leh. dawladiisii waa tii ugu sharaf badnayd e dalka soo marta. waar ninkaa ku faana oo soomali horkeena si wadanka majarahiisa uu u qabto, ummadana badbaadiyo, Majeerteena magac u yeelo. waar bal ninka idinku jira eega eed wali dhiigyacab is horwadaan. Aqli ku tasha oo doorta Abdirisaaq x. Xuseen waa madax soomaliyeed oo caafimaad qabee.. Hersi( waa Nin Smaroon ah) |
|||