Walaalayaal dhammaan akhyaarta Bogan gasha waa salaamantihiin..
WAXAAN DOGAAN UGU TALO GALAY inay inta adduunkooda iyo aakhiradooda ka fakaraysa aragtidooda isku waydaarsadaan..
waxaan aad ula fajacay cayda iyo aflagaaddada aad is waydaar sanaysaan, miyaannaan ogayn eray kasta oo ad qorayso in xagga lagaagala xisaabtamayo? miyaadan ogayn in qabri madaw kuu danbeeyo? miyaadan ogayn in siyaabo kale Internetka loo adeegsan karo, adoon qofna caayin, danbina galin..
Allaha intii hore idiin dhaafo ee afkiinna iyo gacantiinnaa koontaroola, haddii dadkii wax qori yaqaannay saan u dhaqmaan Geel-jiraahayagu muxuu samaynayaa????
ALLOW CEEBTAYADA ASTUR
wassalaamu calaykum