Anigoo ah Yuusuf SHariif Moxamaed ah waxaan baafinayaa Saaxiibkey Daahir Cabdalla Geedi waa reerka bari Ciise Maxamuud laakiin ma garanayo waxa uu ka yahay EX Xamar jabjab ayuu deganaa 1975 ka dibna wadajir 1983 oo Markii igu dmabeysay Joogay USA Gobalka Mashingan sannadkii 1986 Walaal haddii uu jiro qof yaqaan waxaa idinka codsanayaa inuu ila soo xiriiro waxaa leyga helaa tel Norway 004762571585 ama emailkeyga oo ah yuusuf2000@hotmail.com
:rollin