maxuu jornaalka ayaamaha haba cidii wax been ah faafrikeysa dadka ugu sheegaa in faafrikadaasi aytahey mid sax ah sida dolad ku sheegii salabalaar sida doolad ku sheega carta jornaalka ?
| Author | Comment | ||
|---|---|---|---|
Unregistered(d) |
nuuni qaata yaal |
Lead | |
|
maxuu jornaalka ayaamaha haba cidii wax been ah faafrikeysa dadka ugu sheegaa in faafrikadaasi aytahey mid sax ah sida dolad ku sheegii salabalaar sida doolad ku sheega carta jornaalka ?
|
|||
Unregistered(d) |
dawlada kumeelgarka | ||
|
sxb dawlada jirta ha oran ma jirto dadnimadaadana ha isaga cayaarin
|
|||
Unregistered(d) |
Yaa U baahan Wiil 20 jir ah..inuu Guursado..wiil uun. | ||
|
Halkan waxaa inga salaamaya Jeery..oo idin leh Ciidwanaagsan...Walaalayaal yaa doonya inuu guursado wiil 20jir ah oo jooga qurbo..cidlana ah.oodiiday gabdhihii cadaanka ahaa iyo hooyooyinoodaba..iga lasoo xiriircinwaankan..m_jap@spray.se
|
|||
Unregistered(d) |
Hahaaaa | ||
|
:salaamu caleykum walaal gabdh hadaad dooneysid lamaa baafiyo ee meshaad joogtid uun ka raadso !!
O.K. qurba ayan joogaa baad tiri (qurba iyo somalia waa isku mid calafkaag ma wayneysid ee ilahey CALAFKAAGA hakuu sahlo BYeeee |
|||