waxaad fiirisaa somaalia inteeda kale maamul ayaa ka jira
walow aan sidaa u sii buurneen,
xamar waxaa deggen hal beel ,waxayna leeyihiin toban hogaamiye,oo midba midka kale ka daran yhay,
fiiro waa caato waaa ninkii warshadaha dalka bililliqaysat ,
waa qanyare waa nin daroogada ka ganacsado,
waa xuseen caydiid oo u yimid xamar in uu korsi adoo giis ka dhaxlo si ay tahay boqortooyo,
waa maxamed dheer oo ahaa marartu laa adriii,
waa melzanewi mehee wax kala mayaqaan,
fiiri waa muuse waa nin dhiiga shacabka ku nool,
intaas waa inta xamar qastay,xataa ilmahooda xamar ma joogaan ee waxay wax ku baartaan dibaha ,
maxaa ku dhacay shacabka reer xamar qabyaalad iyo jahli iyo gaajo yaa lagu dilay iyo sharci darro
EEBBOW WAA U JEEDAA MEESHA XAALKEEDEE NAGA QABO SHAYAA DINTAAS