Ku soo dhawaada Topic cusub oo ah O.G..
| Author | Comment | ||
|---|---|---|---|
Unregistered(d) |
O.G ( Walaalaha Ogaadeen ) |
Lead | |
|
Ku soo dhawaada Topic cusub oo ah O.G..
|
|||
Unregistered(d) |
somaligalbeed | ||
|
waxaan ad u jeclaan lahaa in aad igala qayb qaadataan gobalkii somaligalbeed doodiisa
waxaan idin su aalayaa sxbayaal gobalka ma somali galbeed baa mise ogaden,mise kilil ka shanaad maxad u taqaanaan. fadlan su aashaan iiga soo jawaaba |
|||
Unregistered(d) |
jawaab | ||
|
salaamun calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh.
waa ogadeniya, waxaadna ka eegtaa qariirada, somaligalbeedna meel ay ku taalo aduunka kuma jirto. cuqdada iska daaya ogadenya qabiil ma ahan ee waa qadiyad, hadiise ay soomaalida kalee ku nool gobolkaas fahmi wayday arintaas dee hala baxaan magaca qabiilkooda hana goostaan qaybtooda. sidaas iyo salaamun calaykum wr wb |
|||
Unregistered(d) |
asalammu caleykum | ||
|
walal waxaa ladhahaa somali galbed
waayo magaca somali galbed waa magac loo wada simanyahay dhaman qowmiyada somaliyeed oo degan somaliya. magaca ogadeniya waxaan u arkaa magac qabil oo aan loo wada simanayan. sidasi darted magaca xaqa ah waa magaca SOMLIGALBED ACW |
|||
Unregistered(d) |
hala ii cudurdarto | ||
|
waa isla aniga oo ah danbal
mesha aan ka iri dhaman somalida degan somaliya hala ii cudur darto. waxana aan ka watey somalida itobiya |
|||