walaalayaal waxaan baafinayaa injineeradii ka baxay
jamicadda gahayr ee soomaliya 1984 tii.fadlaan ninkii wax ka yaqaan inta ka nool ha iisoo sheego magacyadooda,iyo meelaha ay kala joogaan.
intii dhimatay allaha u naxariisto samir iyo iimana allaha ka siiyo ehelkooda.

salaamullahi kuligiin