Waa qoraal xaqiiqada ka ahdlaaya, inkasta oo anigu aanana arag waxa ay qoreen kuwa aad tilmaantay hadana waxaan fahamsanahay in ayyihiin kuwo kusifoobey wax u dhow arinta aad sheegtay, maadaama aan anigu arkay waxyaabo badan oo xaqaa'iqa kafog oo ay daabaceen iyo is ka horkeen laba beelood oo ama wadadega ama walaalo ah ama Islaamnumadu ka dhaxayso. Arintanina waa mid soomaalida oo dhan u tyaal in ay wax ka qabtaan cidii iskudayda kala tafaraaruqin umada iyagoo dantooda gaarka ah uun fiirsanaaya. Ilaah umadeena ferejkhayr ha ufuro oo nabad ha inoo soodejiyo. nabadoon
