salaan iga hantiya akhritayaasha xushmada lahoow
salaan ka dib waxaan qabaa oo aan halkan kusoo dhandhigi doonaa fikir & suaalo aan u baahaney in layga jawaabo mida koowaad waqtiga xaadirkaa somalia waad ogtihiin marxalada ay mareyso dhan walba

maantey somali shicibkii waa daaley dagaalna waa garteen natiijada laga dhaxley waxaa kaliya oo wali dhibka wadaa waa DAGAAL OOGAYAAL DOONAYA iney umada kusii wadaan bur burka &is naceybka dan guud uma hayaan umada waxey doonayaan waa aan MADAXWENYE noqdo ma xuma ee yaad u talin kama fakarayaan halkaas waa yaab runtii mid kalaa iiga daran nimankan hogaamiyakooxeedyada sheegta mid walbaa waxuu wataa qorshe u gaara
markii loo fariisto arimaha somalia sida shirka hada socda kenya way wada joogaan shirkii oo aan miro dhalin raga isa sharaxey waxaa ka mida c/laahi yuusuf
runtii aniga ahaan waxaa iga talaa in umada ay codkeeda siiso nin qab qablaa oo aan saaxiib la aheyn cadawga somalia dhamaantood MELA ZANAWI ayey ka shidaal qaataan waana dhici kartaa in ay wadanka iiibsadaan nin wadaniya lagama hel,i karaan is leeyahey ragaas hogaamiyokooxeedyada kasoo qaad in la doorto ragaas mid ka mida ee ku xiran ethopia marka la doorto ma noqan doonaan wadaniyaal oo maku balan furi doonaan MELA ZANAWi sUU ASBA SOMALIA UGU BALAN FUREY MELA ZANAWI WAXUU AHAA NIN SOMALIA SOO GACAN QABATEY TAAGEERTEYNA MAANTEYNA WAA KAAS HUBKA ISKUGU DHIIBEY MID KAMA RAJO QABO IN LA HELO NIN MELA ZANAWI YIRAAHDA SAAXIIB INTAAN HOGAAMIYEKOOXEEDKA AHAA YAAAN SAAAXIIB AHEYNE ARIMAHA GUDAHA EE SOMALIA ANAA XALIN KARA MARKAAS MELA ZANAWI BOOOS UGAMA BANAAANA SOMALIA LAAKIIN NIN NOOCAAS U DABAAQTAMA MA KU JIRAA DAGAAL OOGAYAAASHA???????????????
ka jawaaaaba taaaas fikradiina dhiiibta