marka hore waxaan aad uga xumahay in uu qolkaan oo sayniska uu banaanyahay iyadoo aan ku jirno qarnigii sayniska.Qarnigaan horumar aad u way ayaa lagaaray haga sayniska laakiin waxaan rabi lahaa in aan is xasuusinno in waxyaabaha qarnigaan ee reer galbeedka heleeni in Ilaahay uu noogu sheegay Quankiisa kariim ah 1400 oo sano ka kahor. Wax yaabahaan waxaa ka mid ah sida ilmaha markey caloosha hooyada ku jiraan marxaladaha uu maraayo illaa uu ka dhalanaayo, waxaa kaloo Alla uu quraan noo gu sheegay in nolosha ay ka bilaabatay biyaha, sidoo kale quraan waxaa noolugu sheegay sidee buuraha u dhisanyihiin, siduu cirka(space) uu ukala socdo. Waxyaabahaan dhan reer galbeedku waxey heleen qarnigaan gudihiisa, markey qalb ay ku baaraan waxaan ay heleen sida mikroskopka. marka waa inaan u laabano quraan iyo sunnada oo aan kafaaideysanno cilmiga. Somaali haddaan nahay maanta cilmiga aad ayaan ugu baahannahay si wadankeena iyo dadkeennaba aan ugu an facno.
