Asalamu calaykum, dhamaan somalida isticmaasho internetka somalitalk.com, Gaar ahaan waxaan u mahad calinayaa dadka soo qaban qaabiyey barnaamishkankan wanaagsan oo aad u xiise giliye somaali badan oo ku kala nool aduunk gaar ahaan hadan aniga iska hadlo aad ayaan waxyaabo badan kaga faa,idaystay isticmaalkan aan isticmaalayo internetkan.
Bacdal salamo, magacaygu waa sabrino waxaana ku noolahay wadanka maraykanka qaas ahaan magalada Tennesee, Nashville waxaan ahay gabar arday ah oo dhigata dugisiga sare , haduu jiro ka qabo jawaab isa soo bandhigan aan soo jaydiyey, (Never hestate to send me an e-mail sabrino@somalitalk.com).