| Author | Comment | ||
|---|---|---|---|
Unregistered(d) |
Xigmad |
Lead | |
|
wax kastii sabab ayay leeyihiin sababta jacaylkuna waa dookh iyo hadiyad.
|
|||
Unregistered(d) |
Xikmad | ||
|
Waxa ugu weyn ee lagu cabiro caqliga qofka waa mawduuca uu ka hadlayo...
|
|||
Unregistered(d) |
Xikmad | ||
|
Jacalku waa qandho khatar ah oo dumiya nolosha,
daawadiisuna waa in la kordhiyaa jacalka. |
|||
Unregistered(d) |
Xikmad | ||
|
"Wa antumul aclown in kuntum mu'miniin"= Idinka ayaa sareeynaya hadaad tihiin mu'miniin.
|
|||
Unregistered(d) |
XADITHU NAASA BIQADRI CUQUULIHIM | ||
|
KALA SHEKEYSO DADKA HALAHA UU GARAADKOODA LA'EGYAHAY
|
|||
Unregistered(d) |
xikmad | ||
|
l"abo aamus naanta ayeey ku fiican yahiin waa damiinka & dir diroole" labo hadalka ay ku fiican yihiin waa wadaadka diinta sheegaaya & odeyga waayeelka guriga " labo fadhiga ay ku fiican yihiin dumarka & dabka "-labana socodka ay ku fiican yihiin dabeesha & roobka"
|
|||
Unregistered(d) |
xigmad | ||
|
mu'min god laba jeer lagama qaniino
|
|||
Unregistered(d) |
XIKMAD | ||
|
Ninkii tiisa daryeela ayaa tukale ku dara. Waa in qofkastaa kow tiisa ka fakaraa, kadibna eegaa cidii kale oo uu wax ku kordhin karo.
|
|||
FATHER OF LOVE |
murti ama xikmad | ||
|
salaam guud aqyaarta ama bahda somalitalk
ragna waa yaryahay loogama tago masna waa yaryahay loogama talaabsado oo mas yar ah hadaad uga talaabsato waa yaryahay wuuku qaniini raga waa sidaas ee la socda email me as carabyare02@somalitalk |
|||