dad waynow hala baashaalo maxumee yaan lacagta internetka la isku badan waana ogahay in dad badan oo aan awoodin ay booqdan maalin walba shabakado somaliyed marka an idin la taliyee lacagtiina muufo ku doonta oo yaan cuqubo laga qaadin by keyze
| Author | Comment | ||
|---|---|---|---|
Unregistered(d) |
Waaw Waxaasaa Halxiraale Ah |
Lead | |
|
dad waynow hala baashaalo maxumee yaan lacagta internetka la isku badan waana ogahay in dad badan oo aan awoodin ay booqdan maalin walba shabakado somaliyed marka an idin la taliyee lacagtiina muufo ku doonta oo yaan cuqubo laga qaadin by keyze
|
|||
Unregistered(d) |
Aha that's it. | ||
|
walaal waxaa la yidhi "habartii roobku hayay waxay moodaa in habraha kalana roobku hayo".
waa talo wanaagsan laakiin wax la cunaa badan ee maxaa muufo noogu siin lacagtayada.thanx. |
|||
Unregistered(d) |
su aal | ||
|
dhamaan dadka soomaaliyeed ee soo booqda qalkan waxaan ka codsan lahaa hadii ay aqoon u leeyihiin jacayl ama arimaha bulshada inay nala xaliyaan amuurtan soo aloosnayd dhawaanahan.
markii uu hubsaday inay jeceshahay ayuu go aan saday inuu is dilo waayo. taasi waxay dhacday markii uu sugaayay toban sanadood inay haa tidhaahdo wada noolaan shahooda ama ay ogolaato, ninkii ay arintani ku dhacaday iminka waxa lagu ilaaliyaa guriga gudihiisa dhakhtarada ku shaqada leh xanuunnada dhimirka waxay sheegeen inaanay ininkan xanuunkiisu ahayn waali ay tahay go aan fogaaday uu kaga maarmay nolashab, hadaba hadii aad haysaan wax talooyina noosoo gudbiya |
|||
Unregistered(d) |
halxiraale | ||
|
waxaan jecelahay inay dadku igala qayb qaataan halxiraalahan oo ah sidan
nin ayaa gabadh la soo tagay markii ay dhexda sii socdeen ayaa waxa ku soo baxay libaax ninkii ayaa gabadhii libaaxii uuga cararay, libaaxi gabadhii isaga oo jiidanaya ayaa waxa ku soo baxay nin aar doon ahaa oo isku adeera markaas ayaa ninki yaraa adeerkii ku yidhi aan gabadha libaaxa ka ridno ninkii waynaa ayaa diiday ninkii ayaa ubaxay xabadii u horaysay markaa uu ku riday ayaa libaaxii ku soo booday oo luqunta kale jabiyay adeerkii aoo u adkaysan waayay ayaa soo baxay oo libaaxii toogatay markaa soo maalilyay arintaa isku daya inaad xalisaan waqti badana ayanay idinkaga lumin from abdi salaam guleid ( gaandi ) |
|||
Unregistered(d) |
ninkii gabadha u jiraday | ||
|
walaal aniga waxay iila muuqataa ninkaan in loo geeyo dhaqtar culuunta islaamka iyo psycolajiga wax ka yaqaan
ninkaan waxa uu u baahan yahay in diinta wax uu ka barto una sheega in jaceylku wax jira yahay laakiin aan xadkiisa la dhaafin haddii xadkiisa la dhaafiyo dhibaatooyin kale ayuu keenayaa ugu dambeyantii qaf waa la jeclaan karaa laakiin iska ilaali jaceylka aad qafkaas jeceshahay in uu ku seejiyo kii runta ahaa ee rabi ama kii alle la rabay in la jeclaado amaba nabi maxamed scw |
|||