waxaad sheektaa magaalo gaduud ah dadka dagan ay yihiin cadaan iyo madoow
| Author | Comment | ||
|---|---|---|---|
hanad |
aqoon guud |
Lead | |
|
waxaad sheektaa magaalo gaduud ah dadka dagan ay yihiin cadaan iyo madoow
|
|||
Unregistered(d) |
reply | ||
|
su'aash hanad uu soo bandhigay jawaabteeda waxa weeyaane QARAHA oo gudihiisa waa gaduud gorgiisana waa madoow iyo cadaan
|
|||
amal |
jawaab hanad | ||
|
jawaabta waxaa waaye qaraha waana ku mahadsan tahay su'aashaas aad soo sheektay
|
|||
Unregistered(d) |
leyla | ||
|
hanad abooye waxaan kaa codsanayaa in aad ii soo qorta emilkaada
|
|||
Unregistered(d) |
salaan | ||
|
waxan salaan sare u soo jeedinayaa ka qeeyb gala yaasha bar naamij ka sida aad ka ah uga soo qeeyb gala ugana dhiib ta su aalahooda iyo aaraa doo da si aad iyo aad ayaan ugu farax sanahay waan ku mahad san tihiin
|
|||