| Author | Comment | ||
|---|---|---|---|
evangray69 |
waa maxey xisaab |
Lead | |
|
waa maxey xisaab
|
|||
Unregistered(d) |
xisaab | ||
|
Xisaab waa cilmiga tirada, xajmiga / cufnaanta iyo koonka (weynaanta space ka).
Saidab@nhm.uio.no |
|||
burhaan |
halxiraale | ||
|
ma sheegi kargtaa geedkii aduunka ugu horeeyay ee ka soo baxa dunida aan ku nool nahay
|
|||
Unregistered(d) |
Jawaab celin. | ||
|
Saaxiib marka hore waan ku salaamay salaan kadib.
Adigoo raali iga ah saaxiin su'aal macquul ah oo dadka oo dhan isku dayaan iney ka jawaabaan marka sxb tan macquul ma'ahan. ---------------- W a b i l - l a a h i T o w f i i q . --------------------------------- |
|||
Ubax |
jawaab diiran | ||
|
marka hore waad salaamantahay
marka xigta aan kaaga jawaabo halxidhaalahaagii waxa weeye jawaabto waa geedka la yidhaado (ogbaka)eebixiya midhaha la cuno,nabadeeye |
|||
Unregistered(d) |
XISAAB WAA HOOYADA.... | ||
|
Xisaab waa hooyada sayniska. Xisaab waa cilmiga furfura maskaxda aadanaha taasoo u yeesha halabuur iyo hufnaan cilmiyeed.
|
|||
Unregistered(d) |
WAA MAXAY XISAB | ||
|
SALAAMA CALAYKUM. WAA MAXAY XISAAB TOPIC MANOQTO MARKA WAXKALE NOO SHEG AAN KAGA JAWABNEE MISE LACAGTA INLAGU XISABAA RABTAA
|
|||
Unregistered(d) |
SXB WAA SU'AAL JIRTA | ||
|
AS WR WB SXB SU AAL MACQUUL AH OO JIRTA AYAAD NA SOO WAYDIISAY AKHYAARTUNA MEELKANEY U DHAANIYEEN
|
|||
Sumaya |
suaal diniyan ah | ||
|
Asalamu3alaykum wr7matullaahi wb ikhwani wa akhwati fil islam waxan rabay ikhwani hadda i dheertihin cilmi in aad ii faaiideysan oo iga jawabtan suasha tan aniguna anna u lahayn wax oqon ah ikhwani waxan maqlay in nabigeen csw ey hooyadis iyo aabahis ku jiran naarta.....?
teeda kale waxa jira xadis oranaya abi wa abu finaar taas oo ah nin ayaa nabiga u yimid kadib ku yiri nabi alloow hooyaday iyo aabahay ma i sheegi karta meesha ay jiran markaas buu yiri aabahay iyo aabahaa waxay ku jiran naarta marka aniga hadda waxan maqlaya in ay nabiga hooyadis xatta ay ku jirto naarta wallaahu aclam laakin waxan jeclan lahay in ad iga jahil bixisan hadda wax oqon ah i dheertihin...wabillaahi towfiiq wasalalaahu caleyhi wasalam as wr wb |
|||
Unregistered(d) |
sumaya adi lee iska ilaali naarta walaashiis | ||
|
nabiga hooyadii iyo aabihii howl adi kuu taalo ma ahan
marka is ilaali ADIGA. |
|||
Unregistered(d) |
sumaya adi lee iska ilaali naarta walaashiis | ||
|
nabi kasta waa loo sheegayaa hooyadii inay nabi dhalayso waxaana jiro 313 nabi ,
nabigeenana waa ogeyd hooyadiis. alaha u naxariisto |
|||
Unregistered(d) |
iyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah | ||
|
NAATA YOOMUL QIYAAME KA BACI..............MA LAGALOO???!!!
SUMAYA WAX KU JIRO NAAR HADA MA JIRTO LAAKIIN CADAABUL QABI HAAA WAA LAGU JIRAAA |
|||