Mararbadan ayaa lagayaabaa in aad aragtid calaamada muujineysa "xuquuqda daabacada ama Copyright", mase isweydiisey qaabka loo sameeyo.

Waa hab aad u fudud waana kan hoos ku qoran.

1. Qor calaamada &
2. kudaba qor weedha copy;
3. Ha illaawin calaamada ; (dhibic iyo hakad is dulsaaran
4. Xeerkii wad taqaanaa (this is really)

Waanakan maxsuulkii hoos kuqoran:

Tusaale ahaan qor: Copyright © iyo boggaaga adiga oo dhehaaya Xuquuqda daabacadu waa xafidantahay.

Sidaan ayaana soo baxaysa:

Copyright 2001 somalitalk.com. All rights reserved.

TABO IYO XEELADO KALE KA EEG: http://html.somalitalk.com/webdesign/tips/