<p>Waxaa laga yaabaa in aad isweydiisid sidee loo sameeyaa marka larabo in Browserku uu u muujiyo wixii bogga ku cusub, yacni si uusan cache ugu samayn bogga.<br>
<br>
Xeerkaan yar adeegso><br>
adigoo dhexgelinaya<br>
&lt;HEAD> iyo &lt;/HEAD> xeerkaan:<br>
<br>
&lt;META http-equiv="Pragma" content="no-cache"><br>
<br>
Muxuu xeerkani khasaare leeyahay?<br>
<br>
hadii boggaga ay sawiro badani kujiraan markaas wuxuu bogggu soo baxayaa waqti dheer.</p>