sagaaal nin oo walaalo ah sideenaa
sideed isku bahdey sidiinaa
nina bahgaaryahay sideydaa
in la siro la damcey sidiinaa
ninkuna sirtii fahan sideydaa
hadeynu isa siri sideedaba ma iska kala tagnaa sideedaba
sideed isku bahdey sidiinaa
nina bahgaaryahay sideydaa
in la siro la damcey sidiinaa
ninkuna sirtii fahan sideydaa
hadeynu isa siri sideedaba ma iska kala tagnaa sideedaba
