aragtidayda haddaan soo gudbiyo, waxaan jacayl ku sifeeyaa:
" Dareen maskaxda ku abuurma oo Eebbe ugu talagalay in shakhsi ama noole kale oo kastaahi uu dareenkaas u qaado nooleyaasha iyo walxaha jiraba. Haddaba, jacayl waa dareen rabitaan, ogolaansho iyo ku maqsuudid qof ama wax(shay) ay maskadu ugu amarto kaasoo ka dhasha qaabab kala duwan oo uu noole ama wax (shay) ku sifaysan yahay ".
Fadlan ayaan la oran jacayl ku wadnaha ayuu galaa,ama wax leh cuf iyo mug sidaa waxaa diidan aragtida cilmiga.